Wiil hooyadii diley oo toogasho lagu xukumay

Maxkamadda Magaalada Kismaayo ayaa shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday Xasan Cabdullaahi Cabdi oo Magaaladaas ku dilay hooyadii Xaliimo Maxamed Cumar.

xukunka dilka ah ayaa maxkamaddu sheegtay in maalmaha soo socda la fulinayo