Somaliland oo war kasoo saartay badda ay Itoobiya ka dooneyso.

Dawlada somaliland ayaa waxay ka jawaabtay hadal kasoo yeedhay Raysalwasaaraha dalka itoobiya kaasi oo sheegay in dalkiisu ubaahanyahay wakhtigan deked uu kala soo dago waxyaabaha ay ubaahantay dawladiisu maadama aanay itoobiya lahayn wax deked ah.

somaliland waxay sheegtay in dekeda saylac oo damac xoogani kaga jiro itoobiya ay tahay mid aanay ka maarmeyn sopmaliland isla markaana go’aanka maalgeshi ee lagu sameynayaa uu yahay mid ay somaliland amarkeeda iyo ogolaanshaheeda ay leedahay .