Dad gaadhaya 300 oo Falastiiniyiin ah oo u badnaa haween iyo caruur ayaa lagu dilay magaalada Qasa halka lagu dhaawacay 800 oo qof, 24 kii saacadood ee la soo dhaafay, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiin.
Copyright © 2025 | MM Somali TV