Safaaradda Itoobiya ee magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ayaa lagu qaaday weerar culus oo burbur gaadhsiiyay dhismaha safaaradda iyo hanti taallay,
balse wararka ayaa inta ku daraya in aanay jirin cid wax ku noqotay oo ka mid ah shaqaalaha saafaradda.