Maxay tahay Taariikhda gaarka u ah shacabka Canada ee la xuso Bisha October ?

Bisha October waxaa sanad walba dalka Canada looga asteeyay bil ay Muslimiinta kusoo bandhigaan taariikhdooda iyo diintooda.

Ujeedka ayaa lagu sheegay sidii dadka aan Muslimiinta aheyn ay wax uga baran lahaayeen dhaqanka iyo diinta dadka Muslimiinta ah, islamarkaana meesha looga saari lahaa falalka la xiriira Islaam naceybka.