Taiwan oo qaadey Talaabo ka cadheysiisay Dawlada Shiinaha . October 1, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Taiwan oo qaadey Talaabo ka cadheysiisay Dawlada Shiinaha . Taiwan ayaa markii u horraysay Daahfurtay Markab Gujis ah oo lagu Sameeyay Gudaha Jaziiraddaas, xilli ay Hanjabaado badani kaga Imanayaan Shiinaha.