Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Magaalada caasimada ah ee muqdisho waxaa saaka degmada kaxda kusoo dhacay hoobiyaal dhowr ah.
Wararku waxay sheegayaan in degmada Kaxda daqiiqado ka hor uu hoobiye kusoo dhacay halkaasi, xilli ay laamaha amaanku ku guda jireen baaritaanka dhowr kale oo subaxnimadii hore ee saaka kusoo dhacay qaybo ka mid ah degmada.