“Taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxaan leeyahay, haddii aynu doorasho sugaynay dalku wuxuu u jehaystay doorasho ee aan iska dayno hadal tirada oo u diyaar garowno doorasho, aan dalka midnimadiisa ka shaqayno. waxaynu wax ku noqon karayna dadkii ina dooran lahaa oo meel u wada jeeda. Waxaynu ka shaqaynayna wixii doorasho, nabad galyo iyo midnimo wax ka taraya.”
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali X Xasan