Wasiirka arrimaha gudaha Turkiga ayaa sheegay in qof isa soo miidaamiyay uu walxaha qarxa ku qarxiyay afaafka hore ee xarumaha dawladda Turkiga ee caasimadda Ankara, halkaas oo ay ku dhaawacmeen laba askari oo booliis ah.
Wasiirka ayaa intaa ku daray in labo nin ay weerarka soo qaadeen . Mid ka mid ah ayaa is qarxiyay halka kii kalena uu rasaas furay.