Golaha wakiilada somaliland ayaa maanta oo sabti ah waxa la horkeenaya xeerka isa saarka doorashooyinka madaxtooyada iyo Ururada siyaasada somaliland.
Xeerkan ayaa hore golaha wakiilada somaliland ugu saaray guddi kasoo talo bixisa isla markaana iswaafajisa labadani doorasho .
Guddida ayaa intii ay wadeen hawshan waxay kulamo kala duwan la yeesheen daneeyayaasha doorashooyinka somaliland.