Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan xildhibaano labada gole ka tirsan ayaa gaadhay Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda dawlad Goboleedka Galmudug.