IRAN iyo Mareykanka oo is-dhaafsaday maxaabiis iyo $6 bilyan

Dowladda Iran ayaa sii daysay maxaabiis Maraykan ah, halka dawladda Maraykankuna ay sii daysay lacag dhan 6 bilyan oo dollar oo dawladda Iran ay ka xannibtay.