Waa sidee xaaladda saaka ee Suuqa wajaale oo xalay dab ka kacay? September 17, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Waa sidee xaaladda saaka ee Suuqa wajaale oo xalay dab ka kacay? Suuqa ganacsigga ugu weyn galbeedka somaliland oo ah kan ku yaala deegaan xuduudeedka Tog-wajaale ayaa habeenimadii xalay ahayd uu ka kacay dab xoogan oo in la xakameeyaa wakhti badan ay qaadatay .