Qarax xoogan oo khasaare gaystay ayaa ka dhacay Muqdisho. September 13, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Qarax xoogan oo khasaare gaystay ayaa ka dhacay Muqdisho. 7 askari iyo hal qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay qarax saaka ka dhacay bar koontorool oo ku taalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay joogeen ciidanka boliis milataaro ee suga amniga Muqdisho.