Muxuu yahay xidhiidhka dhexmarey dalalka Suuriya iyo Turkiga ?

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyipp Erdogan ayaa doonaya inuu hagaajiyo xiriirka uu la leeyahay madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Assad.

Xiriirka labada dhinaca ayaa xumaaday ka dib markii Erdogan uu sanado badan taageerayay ururada mucaaradka Suuriya. Hase yeeshee, Al-Assad ayaa diiddan wax wada-hadal ah, illaa Turkigu ay ciidankooda kal baxaan Suuriya.