Maamulka Puntland ee fadhigiisu yahay magaalada Garoowe ayaa sheegay in damaca ugu weyn ee ay kalahaayen inay ka qayb galaan dagaalkii ka dhacay magaalada Laascaanood ay ahayd mid ay kusoo xidhayeen Xadka Puntland oo ay ku dooneysay inay hanato Gobolka sool
Geesta kale waxa iyaguna damacooda sheegay maamulka Khaatumo oo sheeegay inay yihiin maamul gaar ah oo iyagu katalinaya magaalada laascaanood iyo Deegaanada kale ee hoos taga.
khilaafkan labada dhinac ee ka dhashaqy cidda maamulka noqoneysa ayaa saacadba saacada ka dambeysa sii adkaanaya waxaana suuro gal ah in aanay dhinacyadu heshiis dhaxalgal ah ay gaadhaan.