Go’aan adag oo ay qaadatay Israel oo ka cadheysiiyey wadamada Carabta.

Madaxa hay’adda sirdoonka Israel ee Mossad ayaa sheegay in Israel ay diyaar u tahay inay weerarto “badhtmaha Tehran” si ay u daba-gasho kuwa uu sheegay inay ka dambeeyaan in ka badan 20 isku day oo Iran ay ku beegsatay danaha Israel iyo Yahuudda ee caalamka.