Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye oo saaka laga yeedhiyey Maayirka Caasimada Hargeysa

Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye oo saaka laga yeedhiyey Maayirka Caasimada Hargeysa

Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa saaka laga yeedhiyey Magaca iyo Xubinimada Maayirka Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge xilli uu dhawaan maayir Mooge sheegay inaanu Siyaasad ahaan ka tirsaneyn Xisbiga Kulmiye ayaa maanta daaha ka qaadey A rrinta kamid ahaan shihiisa Xisbiga Kulmiye .