Jaamacadda Mekelle oo dib ubilowday Waxbarashada .

Jaamacadda Mekelle ee ku taala gobolka Tigreega Dalka Ethiopia ayaa dib u Bilawday Hawlihii waxbarashada kadib dagaalladii cuslaa ee gobolkaasi ka dhacay oo hakad galiyay nidaamkii Tacliinta.

Mekelle waxay ka mid tahay Jaamacadaha ugu waaweyn dalka Itoobiya ee ay gacanta ku hayso wasaaradda waxbarashada ee dawladda federaalka.