Goobaha waxbarashada ee magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya, ayaa maanta xidhan iyadoo laga cabsi qabo rabshado ka dhasha dibedbax uu ku baaqay hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga.
Dhanka kale Taliyaha booliska Kenya ayaa sharci darro ku tilmaamay dibedbaxa uu ku baaqay mucaaradku.