Donald Trump oo cadeeyey Mawqifkiisa dadka soogalootiga ah

Madaxweynihii hore ee dalka mareykanka ayaa ka hadlay qorshihiisa Hogaamineed ee uga yaala dadka iyagu sifooyinka kala duwan kusoo gaklay dalka mareykanka wuxuuna yidhi“Haddii la dib la ii doorto waxaan dib u soo celin doonaa Xariyaadii socdaalka ee aan saaray dalal ay Somalia ku jirto, qof ka iman doona oo Mareykanka ma soo geli doonaan” Trump\