July 17, 2023Abdirisak CoomeyComments Off on Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo go’aan kasoo saartay kiiska wariye Bishaaro .
Maxkamadda gobolka Maroodi-Jeex ayaa maanta xeer ilaalinta ku amartay in la kala saaro dacwadda Bushaaro Baanday iyo dacwadda kale ee lagu eedaynayo wariyeyaasha aan ku sugnayn gudaha Somaliland.