Xulka Gobolka Faafan oo ku guuleystay koobka Gobolada DDS. July 12, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Xulka Gobolka Faafan oo ku guuleystay koobka Gobolada DDS. Xulka Gobolka Faafan ayaa kulan xiiso lahaa oo uu la yeeshay dhigiisa Afdheer ayaa waxa uu ku gaadhey guul uu ku hantay koobka Gobolada Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.