Dab khasaare gaystay oo ka kacay Goob ganacsi oo ku taala magaalada Boosaaso .

Meherada Ganacsi ee Fadhisame oo ku taala magaalada Boosaaso ayaa waxa ka kacay Dab xoogan oo gaystay khasaare kala duwan oo iskugu jira burbur xoogan oo soo gaadhey xaruntaniyo dhaawaca saddex qof .

Goobta dabku kacay waxaa agaadhey ciidamada Damdemiska oo wali la tacaaalaya daminta dabkaasi oo intiisi badnayd ay ku guuleysteen inay joojiyaan amaba hkayaan si aanu ugu gudbin goobaha kale ee Ganacsi.