Diyaarad rakaab oo ka duushay Garoonka Diyaaraddaha ee Magaalada Garoowe, ayaa ku dhacday Madaarka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.
Ma jiro faahfaahin rasmi ah oo ka soo baxay Khasaaraha ka dhashay weli.
Diyaaraddan ayaa waxa la socday Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Cali Gaas iyo Raysal Wasaarihii hore ee Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.