Itoobiya oo marti gelisay wadamada IGAD

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Dr Abiy Axmed ayaa saaka Magaalada Addis Ababa ku marti galiyay Kulan Madaxeedka Afar Geesoodka ah ee urur Goboleedka IGAD uu ku wajahayo Xalinta Dhibaatada Wadanka Suudaan.