Root GYM oo ah goob jimicsi oo laga daah furey Hargeysa.

Magaalada hargeysa waxa laga daah furey goob jimicsi oo cusub oo lagu magacaabo Root GYM taasi o ku qalabeysan qalabkii ugu dambeeyey ee lagu isticmaalo goobaha jimicsiga .