Raysal wasaaraha soomaaliya oo tababar ufurey Macalimiin ay qaadatay Dawlada Soomaaliya. June 17, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Raysal wasaaraha soomaaliya oo tababar ufurey Macalimiin ay qaadatay Dawlada Soomaaliya. Ra’iisal Wasaare, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhawaan dawladda Soomaaliya ay qaadatay, kuwaasi oo shaqo geli doona bisha Sebtember ee sanadkan.