79 Qof ayaa ku dhintay doon ku dagtay xebaha Giriiga . June 15, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on 79 Qof ayaa ku dhintay doon ku dagtay xebaha Giriiga . Dawladda Giriiga ayaa ku dhawaaqday 3 cisho oo baroordiiq ah kadib dhimashada 79 qof oo ku dhintay doon ku dagtay xeebaheeda taas oo ay ku tilmaamtay musiibadii ugu waynayd ee ku habsata muhaajariinta.