Nin diley haweenay soomaaliyad ah oo gacanta ay ku dhigeen ciidamada Canada.
June 7, 2023Abdirisak CoomeyComments Off on Nin diley haweenay soomaaliyad ah oo gacanta ay ku dhigeen ciidamada Canada.
Booliska magaalada Windsor ee gobolka Ontario ee dalka Canada, ayaa sheegay in ay xireen nin ku eedeysan dilka gabar Somali-Canadian ah oo la weysanaa tan iyo dabayaaqadii bishii hore ee May.