xuska Maalinta Hidaha iyo dhaqanka Dugsiga ELM oo lagu qabtay Hargeysa May 24, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on xuska Maalinta Hidaha iyo dhaqanka Dugsiga ELM oo lagu qabtay Hargeysa Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay xuska maalinta Hidaha iyo dhaqanka Ee Dugsigaasi. Ardeyda Dugsiga Elm ayaa soo bandhigey ciyaaro hiddo iyo dhaqan ah iyo heeso hawleedyo .