Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Daah furey Bandhiga Buugaagta muqdisho May 24, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Daah furey Bandhiga Buugaagta muqdisho Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho.