Xuska 18-ka may oo laga xusey Gobolka Togdheer. May 18, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Xuska 18-ka may oo laga xusey Gobolka Togdheer. Dadweynaha magaalada burco ayaa si weyn uga qayb qaatey dabaal dagyada xuska 18-ka may oo maanta ka qabsoomey guud ahaan deegaanada somaliland.