Maxaa kasoo kordhay doorashadii Turkiga ? May 15, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Maxaa kasoo kordhay doorashadii Turkiga ? Guddiga Doorashooyinka YSK ee dalka Turkiga ayaa shaaciyay inay doorashadii u dhacday 28 may Ka dib markii musharraxiintii midna heli waayey codkii guud 50+.