Maamulka Gobolka Awdal oo ka hadlay rabshado ka dhacay magaalada Boorama. May 8, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Maamulka Gobolka Awdal oo ka hadlay rabshado ka dhacay magaalada Boorama. Maamulka Gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaalada Gobolkaasi oo maanta ay ka dhaceen Mudaharado xoogani.