Somaliland oo dil ku xukuntay sarkaal ka tirsan Ciidamada Somaliland. May 7, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Somaliland oo dil ku xukuntay sarkaal ka tirsan Ciidamada Somaliland. Dable Axmed Cabdi Cabdillaahi oo toddobaadkii hore magaalada Lawyocaddo ku dilay Saddex xadhigle Khadar Maxamed Caynaanshe (Xabeeb) ayaa Maxkamadda ciidanka Qaranka Somaliland ku xukuntay Dil toogasho ah.