Masjid Hargeysa ku yaala oo lagu soo gabagabeeyey Cilmi Diineed ka socday. May 5, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Masjid Hargeysa ku yaala oo lagu soo gabagabeeyey Cilmi Diineed ka socday. Masjidka Al-Waxyeyn oo lagu soo gabagabeeyey Casharo Diini ah oo muddoba ka socotay masjidkaasi. Culuumtan diiniga ah waxaa bixinaayey sheekh Shabcaan oo kamid ah culimada waaweyn ee Somaliland.