Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Soomaaliya oo gudoomisay shirka wasiirada carabta. May 3, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Soomaaliya oo gudoomisay shirka wasiirada carabta. Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Soomaaliya, Khadiija Al-Makhsuumi, oo ayaa Guddoomisay Shirka wasiirrada Carabta oo lagaga Hadlayay saadaasha hawada iyo siyaasado ku saabsan isbedelka Cimilada.