Banaanbax xoogan oo ka dhacay Magaalada Berbera. May 3, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Banaanbax xoogan oo ka dhacay Magaalada Berbera. Haweenka magaalada berbera ayaa sameeyey banaanbax ay kaga sooo horjeedan kor ukaca qiimaha laydhka oo markale sare ukacey.