Dhisme casriya oo ay yeelanayso degmada Maxamed Mooge oo la daahfuray. April 29, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Dhisme casriya oo ay yeelanayso degmada Maxamed Mooge oo la daahfuray. Magaalada Hargeysa waxaa habeenkii xalay ahaa laga furey dhisme cusub oo loo dhisay xarunta dawlada hoose ee degmada Maxamed Mooge .