• Contact US
  • About US
  • MM Islamic TV
  • Facebook
  • Youtube
  • Tiktok
  • Instagram
MM Somali TV
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha
Latest News
  • [ March 17, 2025 ] Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana News
  • [ March 15, 2025 ] Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. News
  • [ March 15, 2025 ] Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. News
  • [ March 14, 2025 ] Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay News
  • [ March 13, 2025 ] Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump News
May 13, 2025

Month: March 2023

News

Maxay yihiin madax dhaqameedka kasoo kicitimay muqdisho ee lagu soo dhaweeyey Garoowe ?

March 25, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Maxay yihiin madax dhaqameedka kasoo kicitimay muqdisho ee lagu soo dhaweeyey Garoowe ?

Madax dhaqameed ka tagay magaalada Muqdisho ayaa maanta oo sabti ah lagusoo dhoweeyay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, waxayna u […]

News

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 3,000 al- Shabaab ah lagu dilay howlgalladii dib u xoraynta.

March 25, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 3,000 al- Shabaab ah lagu dilay howlgalladii dib u xoraynta.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in in ka badan 3,000 oo Al Shabab ah lagu dilay, 3,700 oo kalena lagu dhaawacay […]

News

Duufaano dad ku dhinteen oo ka dhacday dalka mareykanka.

March 25, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Duufaano dad ku dhinteen oo ka dhacday dalka mareykanka.

Ugu yaraan 23 qof, ayaa ku dhintay, kadib markii duufaano ay ku dhufatay gobolka Mississippi ee dalka Maraykanka habeenkii Jimcaha. […]

News

Tobannaan qof oo lagu la’yahay xeebaha Tunisia.

March 25, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Tobannaan qof oo lagu la’yahay xeebaha Tunisia.

Ugu yaraan 34 qof oo tahriibayaal ah, oo ka yimid dalalka Saxaraha ka hooseeya – oo ay ku jiraan carruur […]

News

Muxuu yahay heshiiska ay gaadhen canada iyo mareykanku ?

March 25, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Muxuu yahay heshiiska ay gaadhen canada iyo mareykanku ?

Canada iyo Mareykanka ayaa heshiis ka gaadhey waxa laga yeelayo soo galootiga sida sharci darrada ku galaya dalalkooda, Heshiiska ay […]

News

Kenya oo markale laga baqanayo inay ka dhacaan banaan-baxyo.

March 25, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Kenya oo markale laga baqanayo inay ka dhacaan banaan-baxyo.

Mucaaradka Kenya ayaa wali ku adkaysanaya inay sii wadi doonaan mudaharaadyada ay uga soo horjeedaan dowladda dalkaas ee uu hogaamiyo […]

News

Taliyaha ciidamada danab oo beeniyey in ciidamadiisu ka dagaalameen laascaanood.

March 25, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Taliyaha ciidamada danab oo beeniyey in ciidamadiisu ka dagaalameen laascaanood.

Taliyaha ciidammada Danab ee milateriga Soomaaliya ee uu tababaray Mareykanku, ayaa gaashaanka u daruuray in ciidammo ka tirsan taliskooda ay […]

News

Shiinaha oo talaabo adag ka qaaday markab laga leeyahay Mareykanka.

March 23, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Shiinaha oo talaabo adag ka qaaday markab laga leeyahay Mareykanka.

Milateriga Shiinaha ayaa sheegay inay dabagal ku sameeyeen oo ay uga digeen markab dagaal oo Mareykanku leeyahay oo si sharci […]

News

Gobolka Tigray oo yeeshay madaxweyne cusub.

March 23, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Gobolka Tigray oo yeeshay madaxweyne cusub.

Dowladda Ethiopia ayaa maanta sheegtay inay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda TPLF u magacowday madaxa dowladda ku-meel gaarka ah […]

News

Midowga Afrika oo $90 milyan u raadinaya ciidamada ATMIS

March 23, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Midowga Afrika oo $90 milyan u raadinaya ciidamada ATMIS

Midowga Afrika ayaa Arbacadii dalbaday lacag ku dhow 90 milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talagalay ciidamadooda nabad ilaalinta […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 19 »

Crypto Market Updates

Top 25 Crypto Price Ticker

Top 25 Cryptocurrencies

Coin Name Price USD 24h Changes Market Cap

Premier League

MM Somali TV, Waa TV madaxbanaan oo ka hawl gala dhulka Soomaalida iyo Daafaaha Caalamkaba.

Recently
  • Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana March 17, 2025
  • Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. March 15, 2025
  • Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. March 15, 2025
  • Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay March 14, 2025
  • Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump March 13, 2025
  • Guryo duullaaya marka ay dareemaan dhul gariir oo wadanka Japan hindisay. March 13, 2025
  • Dawladda Ereteriya, ayaa ka hadashay hadal haynta la xidhiidha inuu dagaal ka dhex qarxi karo iyaga iyo Itoobiya. March 9, 2025
Hargeisa
Weather Icon
Mogadishu
Weather Icon
Hot Line
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha

Copyright © 2025 | MM Somali TV