Beesha caalamaka oo war kasoo saartay Dagaalada ka Dhacay Gobolka Sool

Dawladdaha Ingiriiska, Mareykanka, Imaaraadka Carabta, Turkiga, Somalia iyo Qadar, ayaa walaac ka muujiyey dagaallada ka sii socda Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Dalalkani waxa ay ku baaqeen in laga dhabbeeyo xabad-joojintii ay hore ugu dhawaaqeen dhinacyadu.

0 0 votes
Article Rating
Subscribe
Notify of
guest


0 Comments
Most Voted
Newest Oldest
Inline Feedbacks
View all comments