Month: February 2023
Dal ay maraan dadka u tahriibaya Maraykanka oo xuduudiisa gaynaya milateri.
Waddanka Chile ayaa maanta oo Isniin ah ciidamo geyn doona xudduudaha uu la wadaago waddamada Peru iyo Bolivia, si ay […]
Maamul Goboleedka Puntland oo sheegay in aanay qayb ka ahayn dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood.
WAR-SAXAAFADEED Garowe, 27, 02, 2023: Dagaalka maalintii 22-aad sida tooska ah uga socda magaalada Laascaanood iyo Deegaanada hoos yimaada wuxuu […]
Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal shalay ka soo yeedhay Guddoomiyah Golaha Wakiillada.
Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal shalay ka soo yeedhay Guddoomiyah Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed.Wasiirka Warfaafinta Somaliland […]
Ugu yaraan 59 Tahriibayaal ah ayaa ku geeriyoodey Badda Dalka Talyaaniga.
Ugu yaraan 59 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jiraan 12 caruur ah ayaa ku dhintay tobonaan kalena waa […]
ciidamada somaliland ayaa saaka dagaal ay galeen ku qabsadey hub iyo gaadiid dagaal.
Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa sheegay in dagaalka saaka ku qabteen maxaabiis iyo Tikniko. “Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu u […]
Markabkii ugu horreeyay oo sideed sanadood kaddib ku soo xirtay dekadda Xudeyda ee Yemen
Markab sida alaabo ganacsi ayaa lagu soo warramayaa in markii ugu horraysay muddo sanado ah uu ku soo xirtay dekadda […]
Ciidanka Booliiska dagmada Dayniile oo gacanta ku dhigay saddex nin oo Shabaab ah oo bajaaj ku watay qori RBG ah
Ciidanka Booliiska degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa xalay gacanta ku soo dhigay seddax nin oo la sheegay inay ka […]
Waa tuma haweeneyda Trump u diiddan fursadda uu mar kale ku noqon karo madaxweyne?
Ku dhawaaqista Nikki Haley ee ah in ay u tartami doonto doorashada madaxtinimada 2024-ka ayaa ka dhigaysa in ay noqoto […]