Midawga yurub iyo Dawlada Britain ayaa Heshiis ka gaadhey muran la xidhiidha ka bixista Dawlada ingiriiska ee midawga Yurub.

Midowga Yurub iyo Dawladda Britain ayaa heshiis cusub ka gaadhay muran in muddo ah soo socday oo ku qotoma, ka bixistii uu Ingiriisku ka baxay Midawga Yurub.

Ra’iisul wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa heshiis kaas ku tilmaamay mid taariikhi ah iyo horumar la taaban karo, kaasoo ilaalinaya madax-bannaanida dadka Woqooyiga Ireland oo qeyb ka ah boqortooyada Britain.

heshiiskan cusub ayaa u muuqda mid Woqooyiga Ireland ka qaadaya culeysyada soo wajahay wixii ka dambeeyay markii Britain ay ka baxday Midowga Yurub.

0 0 votes
Article Rating
Subscribe
Notify of
guest

0 Comments
Most Voted
Newest Oldest
Inline Feedbacks
View all comments