Latest News
Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana
Solana waxay ku abtirsataa bahda blockchain ka waxaa la aasaasay sannadkii 2017-kii, waa mashruuc daah-furan oo ay hadda maamusho Solana […]
Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan.
Shiinaha iyo Ruushka ayaa ku dhawaaqay taageero buuxda oo ay u hayaan barnaamijka nukliyeerka ee Iiraan, kadib wadahadallo heer sare […]
Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey.
Warbixin cusub oo ay soo saartay CryptoQuant ayaa muujinaysa in xiisaha loo qabo iibsadhada Bitcoin ay gaadhay heerkii ugu hooseeyay […]
Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay
Qiimaha dahabka ayaa markale sare u kacay, halka ounce ee dahabka ah ayaa gaadhay $3,004. Waana qiimihii ugu sarreeyay ee […]
Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump
Ganacsatada waaweyn iyo maalgeliyayaasha Mareykanka ayaa ka digaya in siyaasadaha ganacsi ee madaxweyne Donald Trump ay sababi karaan dhaqaale burbur […]
Guryo duullaaya marka ay dareemaan dhul gariir oo wadanka Japan hindisay.
Japan waxay soo kordhisay hab casri ah oo lagu sugo badqabka guryaha marka dhulgariir dhaco. Shirkadda Air Danshin ayaa samaysay […]